MANCHESTER CITY OO INKAARTA ISKA DULQAADAY IYO GUULIHII,ARSENAL,LIVERPOOL,CHELSEA,EVERTON,ASTON VILLA IYO GUUL DARADII REAL.

Manchester City Oo Xalay Inkaarta Iska Duldaay Ayada Oona Badin Todobadii Kulan La Soo Dhaafay Mid Ka Mid Ahina Ayaa Ayaa Xalay Soo Afjartay Inkaartaas Ayadoona Laga Badinaayey Afartii Kulan La Soo Dhaafay Ee Horyaalka Ayaana Xalay Ku Badisay Goolal Gaaraayo Ilaa 3 Gool Waxeena La Ciyaaraayeen Naadiga Kaliya Ee Ka Badisay Kooxda Hada Heeyso Horyaalka Northam Forest.

Hada Waxee Ku Jirtaa Kaalinta Afaraad Ee Kala Sareenta Horyaalka Markii Ee Xalay Soo Badisay Ka Dib Bishii La Soo Dhaafay Oona U Eheen Bil U Fiican Naadiga Manchester City Ayaa Hada Rijeeneeso Inee Qaadato Bil Aad U Fiican Halka Ee Wajahi Doonto Naadiyo Madax Adag Iyo Kuwo Waa Weyn Oo Ka Mid Ah Aston Villa Waana Arki Doonaa Sida Ugu Soo Gudbaan Kulumadaas.

Manchester City vs Northam Forest

Liverpool Oo Mudo Dheer Ka Dib Ah Dhumisay Dhibco Ayada Oo Bareejo La Gashay Naadiga Carbeed Ee Newcastle University Oo Lagu Ciyaaraayey Home-keeda Waxeena Ku Soo Dhamaatay Ciyaartaas Bareejo 3 - 3 Halkaas Oo Mucaaradka U Eheed Farxadooda Maadaama Ee Dhibco Lumisay Liverpool Oo Kulumadii La Soo Dhaafay Aan Wax Dhbco Ah Luminin Oo Guul Lee Ku Socotay.

Newcastle vs Liverpool

M.Salah Ayaa Xalay Isku Qoray Midka Ugu Goolasha Badan Horyaalka Asigoo Kala Wareegay Weerar Yahanka Manchester City Ee Halland Oo 8 Ciyaar La Soo Dhaafay Labo Gool Lee U Dhaliyey Naadigiisa Hadana Waxee Isku Haayaan M.Salah Ka Dib Markii Uu Dhaliyey Labo Gool Kulankii Xalay Yaa Qaadi Doono Gool Dhalinta Horyaalka Sanadkaan M.Salah Iyo Halland.

M.Salah


Arsenal Oo Xalay Mar Kii Afaraad Oo Isku Xigo Ka Badisay Naadiga Manchester United Waligeed Ma Eesan Sameen Midaan Oo Kale Manchester Arsenal Ayaa Iska Heysato Sanadadii La Soo Dhafay Waxaana Laga Aarsanooyaa Wixii Ee Ku Sameen Jirtay Arsenal Waxeena Ku Dhaamatay 2 - 0.

Arsenal Waxee Ku Heysataa Jaanis Weyn Oo Kaga Aarsan Karto Waxii Ee Ku Sameen Jirtay Waqtigii Ee Manchester Caafimaad Qabtay Hada Waxaa Laga Riday Kaalinta 11aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Halka Ee Hada Arsenal Soo Gashay Kaalinta 3aad Ee Kala Sareenta Horyaalka.

Arsenal vs Manchester United


Aston Villa Oo Kulumadii La Soo Dhaafay Laga Badinaayey Ayaa Xalay Ku Soo Laabatay Wadadii Guulaha Waxa Eena Ku Badisay Goolal Gaaraayo 3 - 1 Waxeena Kaga Madisay Kooxda Madaxa Adag Ee Brentford Fc Weena Ku Madax Degsadeen Aston Villa.

Aston Villa vs Brentford Fc


Everoon Oo Ayadane Ku Soo Laabatay Guusha Afartii Kulan La Soo Dhaafay Eesan Badin Ayaa Xalay Ku Firdhisay Goolal Badan Naadiga Wolves Goolal Gaaraayo 4 Gool Soona Gashay Kaalinta 15aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Halka Kooxda Wolves Ee U Dhacday 19aad Ee Kala Sareenta Horyaalka.

Evertoon vs Wolves


Real Madrid Oo La Dhibaatooneeso Dhaawacyo Tiro Badan Ayaana Xalay Laga Badiyey Waxaana Goolal Gaaraayo 2 - 1 Ku Graacdaya Naadiga Athletic Club Oo Ugu Tagtay Away Real Sanadkaan Ma Ahan Sanadkeedii Ilaa Iyo Hada Wax Foom Fiican Ah Sooma Eesan Bandhigin.

K.Mbappe Mar Kale Ayuu Xalay Qasaariyey Penelty Ee Heleen Kooxda Waxuuna Ku Jiraa Wali Foomkii Ugu Xumaa Abid Uu Soo Bandhigo Real Markuu Yimaaday Waa Ku Wareeray Halka Uu Ka Cawanaayo Noowaha Falsada Ee La Ciyaarsiinaayo Uu Rabo Garab In La Saaro Waxaana Garabkaas Leh Vini Real Hada Waxaa Laga Sareeyaa 4 Points Oo Nadiif Ah Waloo Uu Waqtiga Hada Bilaaw Yahay Balse Wax Walbo Waa Suurta Gal In Ee Barcelona Sanadkaan Ee Qaado Waa Macquul.

Athletic Club vs Real Madrid


Man Of The Match-ka Ciyaaraha Xalay La Ciyaaray Iyo Sida Loo Kala Qaatay Ee Horyaalka Premier League Kulumadii Xiisaha Lahaa Ee Soo Dhamaaday Dadka Ku Guuleestay Hoos Ka Fiirsada.




0 Comments

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post