GUUSHII INTER EE GAARTAY XALAY IYO GUUL DARADII KU DHACDAY AC MILANO.

Inter Milan Ayaa Xalay U Soo Dhawaatay Hogaanka Horyaalka Serie A Oo Sanadkaan Tartan Adag Uu Ka Socdo Shantii Kulan U Danbeesay Kulankii Afaraad Ayeey Caawo Badisay Halka Kulanka Kale Ee Bareejo Galeen Waxee Caawo Inter Parma Ugu Badiyeen Goolal Gaaraayo 3 -1 Inter Sanadkaan Aad Ayeey U kacsan Tahay Halka Kala Sareenta Table-ka UEFA Chapions League Ugu Jirto Kaalinta 3aad.

Ciyaartii Dhexmartay Inter vs Parma Waxaa Man Of The Match Ku Guuleestay Ciyaar Yahanka Qadka Dhexe Ugu Ciyaaro Naadiga Inter Ee Mkhitaryan Ayaa Noqday Ciyaar Yahanka Ugu Fiicnaa Ciyaarta Caawo Ee Wada Ciyaareen Labadaas Naadi.

Mkhitaryan

AC Milan Ka Dib Guul Daradii Ka Soo Gaartay Xalay Ciyaartii Ee La Ciyaareen Naadiga Atalanta Ayaa Ka Dhigtay In Ee Ac Milan Ee ka Dhacdo Kaalinta 7aad Ee Horyaalka Serie A Ac Milan Sanadkaan Foom Fiican Kuma Heeysato Horyaalka Serie A Waxee U Muuqataa Sanadkaan In Uusan Eheen Sanadkeedii Ee U Tartameesay Horyaalka Waloo Uu Hada Bilaaw Yahay Ee Dhiman Yihiin Kulumo Badan Ma Qaadi Doontaa Horyaalkaan Aadka Loogu Tartamooyo Sanadkaan.

Atalanta Oo Ah Naadiga Xalay Ac Milan Garaacday Ayaa Ah Naadiga Ugu Sareeso Horyaalka Serie A  Waana Naadiga Shantii Kulan La Soo Dhaafay Badineesay Horyaalkana Hogaamineeso UEFA Chapions League Ugu Jirto Kaalinta 5aad Ee Kala Sareenta Sanadkaan Waa Sanad Ee Soo Bandhigeen Foom Fiican Taloo Horyaalka Ma Ku Guuleesan Doonaan Ayakoo Ah Naadiga Ugu Goolasha Dhaliska Badan Horyaalka Serie A Kulanka Soo Socdo Ee UEFA Chapions League Ee La Ciyaari Doonaan Naadiga Seddexda Kula Laga Soo Badiyey Group Stage-ka Ee Careesan Real Madrid Waana Kulan Adag Ee Wada Ciyaari Doonaan Labadaan Naadiga Waana Arki doonaa Mida Soo Badiso.

Ciyaartii U Dhexeesay Atalanta vs AC Milan Waxaa Noqday Xidigii Ugu Fiicaan Ciyaarta Ahna Midkii Ciyaartaas Go'aamiyey Ciyaar Yahanka U Ciyaaro Naadiga Atalanta A.Lookman Ahna Mid Kam Mid Ah Ciyaar yahanada Kooxda Ee Ku Tiirsan Tahay Ayaa Ku Guuleestay Man Of The Match.

A.Lookman


Table-ka Iyo Sida Loo Kala Sareeyo Horyaalka Tartanka Adag ka Socdo Sanadkaa Ee Hooska La Iskaaga Jiro Serie A Ayaan Hoos Soo Dhigay Waadna Arki Kartaan Sidaa Loo Kala Sareeyo.



0 Comments

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post