CIYAARIHII XALAY KA DHACAY HORYAALADA WAA WEYNKA

Manchester City Ayaa Mar kale Kuftay Ka Dib Markii Ee Bareejo 2 - 2 Galeen Naadiga Kaalinta 19aad Ku Jirto Ee Crystal Palace Hamigii Ee Ka Qabeen Inee Inee U Soo Dhawaadaan Naadiga Liverpool Oo Ka Sareesay 9 Points Hada Wali Waxaa Laga Sareeyaa 8 Points Waxa Eena Ku Jiraan Kaalinta 3aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Premier League.

Manchester City vs Crystal Palace

Brentford FC Ayaa Xalay Si Shoog Ah Ku Garaacday Naadiga Newcastle Waxa Eena Ku Soo Dhamaatay Ciyaartii 4 - 2 Ee Guusha Ku Raacday Naadiga Brentford Fc Halka Ku Lankiin La Soo Dhaafay Ee Bareejo Ku Soo Celisay Naadiga Awooda Badan Ee Horyaalka Hogaamineeso Liverpool Hadane Waxaa Ka Badisay Naadiga Madaxa Adag Ee Brentford Fc Waxeena Soo Gashay Kaalinta 3aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Ka Dib Badiskii Ee Ka Soo Badisay Naadiga Newcastle.

Brentford Fc vs Newcastle


Aston Villa Ayaa Dib U Soo Laabasho Sameesay Ka Dib Markii Ee Badiyeen Kulankoodii Labaad Ee Xiriir Ah Xalay Soo Xaqiijisteen Booska 6aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Premier League.

Manchester United Ayaa Guul Daro 3 - 2 Waxa Ee ka Soo Gaartay Naadiga Nottingham Forest Oo Ku Jirto Booska 5aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Halka Ee Mancheter U Dhacday Booska 13aad Ee Horyaalka Premier League Waana Kulan Koodii Labaad Ee Isku Xigo Oo Laga Badinaayo Iyo Macalinkooda Rúben Amorim Waqti Dheer Ka Dib Waa Markii Ugu Horeesay In laga Badiyo Labo Kulan Isku Xigo Horyaal Iyo Markii Ugu Horeesay Oo Loogu Badiyo Home-kiisa Cusub.

Manchester United vs Nottingham Forest

Barcelona Oo Wadadii Guusha Ku Soo Laabatay Ayaa Xalay Mar Kale Kuftay Oo Horyaalka Hoosta Laga Soo Galay Hadii Ee Markaan Bareejo Ama In Laga Badiyo Ee Dhacdo Gabi Ahaan Waxaa lagala Wareegi Doonaa Hogaanka Horyaalka LaLiga Oo La Wareegi Doonto Naadiga Real Madrid Waxa Ee Bareejo Xalay La Gashay Oo Ah Goolal Gaaraayo 2 - 2 Naadiga Real Betis Oo Ku Jirto Booska 11aad.

Real Betis vs Barcelona


Real Madrid Ayaa Xalay Waxa Ee Home-kooda Ku Soo Garaaceen Naadiga Girona Ee Ku Jirto Booska 8aad Ee Horyaalka LaLiga Waxa Ee Ugu Soo Badiyeen Goolal Gaaraayo 3 - 0 Real Ayaa Hada Waxa Ee Hoosta Ugu Jirtaa Naadiga Hogaanka Heeyso Ee Barcelona Waxa Eena Isku Jiraan 2 Dhibco Oo Kaliya Hadii Kulanka Soo Socdo Ee Badiso Barcelona Kulankeedana Bareejo Ee Gasho Ama Laga Badiyo Waxaa Hogaanka La Wareegi Doono Naadiga Real Madrid Oo Ah Midka Ku Xegto Barcelona.

Girona vs Real Madrid


Rome Ayaa Xalay Soo Afjartay Afar Kulan Oo Xiriir Ah Oo Laga Soo Badinaayey Ka Dib Markii Ee Xalay Ku Garaaceen Goolal Gaaraayo 4 - 1 Naadiga U Dhacday Booska 16aad Ee Horyaalka Serie A Ee Lecce , Roma Oo Sanadkaan Aad Ugu Taalo Ayaa Badiskii Xalay Ka Dib Soo Gashay Booska 10aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Serie A.

Roma vs Lecce


Juventus Ayaa Markii Seddexaad Oo Xiriir Ah Xalay Gashay Bareejo Goolal Gaaraayo 2 - 2 Waxa Eena La Gashay Naadiga Bologna oo Ku Jirto Booska 8aad Ee kala Sareenta Horyaalka  Serei A Halka Ee Juventus Kujirto Booska 6aad Waxaa Hal Dhibic U Jirto Booska 5aad,4aad Inee Timaado Horyaalkaan Waa Midka Ugu Adag Sanadkaan Hada Socdo Horyaalada 5ta Ah Ee Ugu Waa Weyn Waana Mid Ee Tartankiisu Adag Yahay.

Juventus vs Bologna


Bayern München Ayaa Xalay Sii Dheereesatay Hogaanka Bundesliga Ee Germany Ka Dib Guushii Ee Ka Gaartay Naadiga Heidenheim Waxa Eena Ugu Badisay Goolal Gaaraayo 4 - 2 Guushaas Ayaa Ka Dhigtay Inee Hogaanka Sii Dheereesato.

Bayern München vs Heidenheim


B. Leverkusen Ayaa Ku Adkaatay 2 - 1 Ciyaartii Ee Xalay La Ciyaareen Naadiga FC St Pauli Guushaas Ayaa Ka Dhigtay Inee Soo Galaan Booska 3aad Horyaalka Bundesliga
Kaliya Waxaa Hada Ka Horeeyaan Naadiyaasha Kala Ah Bayern München Iyo Eintracht Frankfurt Oo Ah Naadiyaasha Ugu Sareeyo Horyaalka Bundesliga.

B. Leverkusen vs FC St Pauli


Al-Hilal Ayaa Hada Waxa Ee Labo Dhibco U Soo Jirsatay Naadiga Hogaanka Heeyso Ee Al-Ittihad Ka Dib Guushii Ee Xalay Soo Gaareen Al-Hilal Ee Eheed 3 -2 Al-Hilal.

Al-Hilal vs Al-Raed


Al-Ahli Ayaa Xalay Soo Xaqiijisatay Booska 5aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Saudi Pro League Ka Dib Guushii Weyneed Ee Ka Gaareen Naadiga Al-Taawoun Fc Waxa Eena Ku Soo Dhamaatay Ciyaartaas Goolal Gaaraayo 4 - 2 Oo Ku Badisay Al-Alhi.

Al-Taawoun vs Al-Ahli



0 Comments

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post