AL-ITTIHAD Oo Xalay Sii Dheereesatay Hogaaminta Horyaalka Saudi Pro League Waxeena Hada Hogaanka Ku Heeyaan Dhibco Gaaraayo 5 Points Waloo AL-HILAL Oo wali Kulan Baaqi U Yahay Hadii Ee Soo Badiyaan Uu Gap-kaas Soo Yaraanaayo AL-ITTIHAD Oo Sanadkaan Ku Jiraan Foom Fiican Ayaa Xalay Waxa Ee Iska Hor Yimaadeen Naadiga AL-NASSR Oo Lagu Ciyaaraayey Guriga AL-ITTIHAD Ciyaartaas Oo Ugu Danbeen Ku Soo Idlaatay 2 - 1 Ee Guusha Ku Raacday Naadiga AL-ITTIHAD Oo Ah Hogaamiyaasha Horyaalka Waxeena Ugu Dhigneed Guushii 32aad Ee Ka Gaareen Naadiga AL-NASSR Oo Ayadana Kaliya Badisay 19 Kulan Oo Kaliya Waxeena Bareejo Galeen 18 Kulan Ciyaartaas Oo Iskaga Horyimaaday Laacibiintii Hore Ee Real Madrid Karim Benzema Iyo C.Ronaldo Oo Kala Ah Captainada Labada Koox Ee Wada Ciyaaray.
AL-ITTIHAD
Sida Loo Kala Sareeyo Iyo Kaalmaha Lagu Kala Jiro Ee Horyaalka Saudi Pro League Ayaan Table-kiisa Hoos Ku Soo Bandhigay.
Top Scoreda Gool Dhalinta Ee Horyaalka Saudi Pro League Ciyaar Yahanka Hogaaminaayo Iyo Sida Loo Kala Sareeyo Yaa Hogaaminaayo Yaana Ku Xigo Waqti Xaadirkaan Horyaalka.
Post a Comment