Waxaa Xalay Miami Ee Dalkaas United State Lagu Sameeyey Isku Aadka Fifa Club World Cup 2025 Cup Kaas Ayaa Is Bedel Weyn Lagu Sameeyey Ka Dib Markii Laga Dhigay Kooxaha Ka Soo Qeeb Galaayaan Tiradooda 32 Koox Oo Ka Kala Socdo Dhamaan Horyaalada Ugu Waaweyn Ee Laga Ciyaaro Aduunka Cup Kaan Ayaa Sanadkaan Lagu Qaban Doonaa Wadanka United State Ee Mareekanka Gaar Ahaan Magaalada Miami.
FiFa Locations
Ka Dib Is Bedelka Lagu Sameeyey Cup Kaan Kooxaha In La Kor Dhiyo Kaliya Kuma Koobno Is Bedelka Xitaa Waxaa Gabi Ahaanba La Bedelay Sida Uu Ahaa Markii Hore Cup Kaan La Ciyaaraayo Ee FIFA Club World Cup-ka Oo Waxa Uu Ahaa Koob Dheer Hadana Waxaa Laga Dhigay Mid Circle Ah Oo Wareegsan Sida Horyaalo Qaar Oo Cup Kooda Sidaa Uu Yahay.
FiFa Club World Cup 2025
Kooxaha Waa Weyn Qaarkood Ayaa Isku Group Noqday Oo Isku Aaday Sanadkaan Cupkaan Mid Xiisihiisa Wato Ayuu Noqon Doonaa Oo Waxaa Loo Ciyaari Doonaa Sida World Cupka Oo Kale Waana Arki Doonaa Kooxaha Isku Yimaado Finalka Iyo Kooxda Qaadi Doonto Cup Kaan Cup Ee La Sameeyey Yahayna Sanadkiisii Koowaad Ee La Qaban Doono Is Bedelka Lagu Sameeyey Ka Dib.
Post a Comment