Arsenal Ayaa U Muuqato Sanadkaan In Horyaalka Laga Hoos Bixin Doono Sidee Labadii Sano Ee La Soo Dhaafey Ee Mancheter City Ee Ugu Hoos Bixiyeen Arsenal Ayaa Xalay Dhibco Ku Lumisay Naadiga Fulham Oo Goor Horeba Kala Hormartay Goosha Kooxda Arsenal Dib Ayeena ka Soo Bareejeeyeen Midaan Ayaa Natusineeso In Ee Horyaalkaan Ee Isku Heeyaan Labada Naadi Ee Chelsea Iyo Liverpool Oo Ah Kuwa Hada Hogaaminaayaan Horyaalka Booska 1aad Iyo Booska 2aad.
Leicester Ayaa Xalay Bareejo La Gashay Naadiga Madaxa Adag Ee Brighton & Hove Albion Oo Ka Joogto Booska 7aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Leicester Oo Loogu Hormary Labada Gool Ayaa Dib Ka Keenay Labadii Gool Waqti Danbo Macalin Ruud Van Nistelrooy Ayaa Labadiisii Kulan Ee Ugu Horeesay Ku Furtay Midkii Koowaad Guul Uu Ka Gaaray Naadiga West Ham Halka Kulankii Labaad Uu Bareejo Ku Celiyey Naadiga Brighton & Hove Albion Waana Arki Doonaa Naadiga Booska Uu Keeno Iyo Waxa Uu La Sameeyo Dhamaadka Session-kaan Hada Socdo.
AFC Bournemouth Oo Ah Mid Ka Mid Ah Naadiyada Ugu Yar Horyaalka Premier League Ayaa Horyaalkaan Hada Socdo Isku Martay Naadiyo Waa Weyn Oo Ka Mid Big 6ka Qaar Ka Mid Ah Sida Arsenal Iyo Manchester City Ayaa Xalay Waxa Ee Ku Soo Garaacday Garoonkooda Ee Portman Road Stadium Naadiga Ipswich Town Kulankoodii Seddexaad Ee Xiriir Ah Ayeey Gaareen Xalay.
Atlético Madrid Ayaa Xalay Come-Back Waali Ah Ku Sameesay Naadiga Sevilla Oo Ku Hormartay Goolal Gaaraayo Seddex Gool Waxa Ee Ku Badaleen Afar Gool Hada Atlético Waxa Ee Ku Jiraan Booska 3aad Ee Kala Sareenta Horyaalka LaLiga Waxeena Hal Dhibic Isku Jiraan Naadiga Real Oo Hada Ku Jirto Booska Labaad Ee Kala Sareenta Horyaalka Halka Barcelona Ee Ku Hogaamineeso Labo Dhibic Oo Kaliya Atlético Waa Is keeneen Oo Waxaa Laga Yaabaa Inee Ka Hoos Bixiso Labadaas Naadi Horyaalkaan Hada Socdo Inta Ee Kufkufaayaan Oo Dhibcaha Luminaayaan In Laga Qaado.
Post a Comment