ISKU AADKA FA CAP-KA EE WAREEGA 3AAD



Waxaa Xalay La Sameeyey Isku Aadka Wareega Seddexaad Ee Fa Cup-ka Oo Laga Ciyaaro England Wuxuuna Bilaawan Doonaa In La Ciyaaro Bilaawga Sanadka Soo Socdo Ee 2025 Bishiisa Koowaad Ee January Waxeena Gaaraayaan Kooxaha Ka Soo Qeeb Galay Ciyaarista Cup-ka Fa Cup-ka 64 Naadi Oo Ka Kala Socdo Premier League Iyo Heerarka Ka Hooseeyo Horyaalkaan Waxeena Kala Yihiin Kooxahaas Ka Soo Qeeb Galay Cup-ka Sidaan Soo Socoto: 

Listiga Kooxaha Ka Soo Qeeb Galay.

AFC Bournemouth

Crystal Palace

Manchester United

Sheffield United

Salford City

Peterborough United

Arsenal

Derby County

Middlesbrough

Sheffield Wednesday

Charlton Athletic

Stockport County

Aston Villa

Everton

Millwall

Southampton

Exeter City

Wycombe Wanderers

Blackburn Rovers

Fulham

Newcastle United

Stoke City

Leyton Orient

Morecambe

Brentford

Hull City

Norwich City

Sunderland

Bristol Rovers

Bromley

Brighton & Hove Albion

Ipswich Town

Nottingham Forest

Swansea City

Dagenham & Redbridge

Doncaster Rovers

Bristol City

Leeds United

Oxford United

Tottenham Hotspur

Accrington Stanley

Reading

Burnley

Leicester City

Plymouth Argyle

Watford

Lincoln City

Harrogate Town

Cardiff City

Liverpool

Portsmouth

West Bromwich Albion

Tamworth

Wigan Athletic

Chelsea

Luton Town

Preston North End

West Ham United

Birmingham City

Doncaster Rovers

Coventry City

Manchester City

Queens Park Rangers

Wolverhampton Wanderers

Mansfield Town

 


Sida  Loo Sameeyey Isku Aadka Iyo Kooxaha Isku Aaday Ayaana Hada Qeebta Hoose Niigu Soo Gudbineenaa Ciyaarahane Waxee Bilaawan Doonaan 9 January Ilaa 13 January Ayeey Socon Doonaan Waana Inta Uu Horyaalka Fasaxa Yahay Iyo Dhamaan Cups-ka Kale Markaas Ayaa Midkaan La Daah Furayaa Oo La Ciyaaraa Wareega Seddexaad Isku Aadkiisa Hadane Hoos Ka Fiirsada.






Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Waxaad Noogu Reebi Kartaa Qeebta Contactiga Ee Kaaga Muuqdo Dhicana Midigtaada Waana Ku Caawin Doonaa Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Mahadsanid.

1 Comments

Post a Comment

Post a Comment

Previous Post Next Post