GUUSHII MAANTA EE MANCHESTER UNITED, CHELSEA REAL MADRID ILAA L..

Manchester United Oo Maanta Guuleesatay Ka Dib Bareejadii Kulankii Hore Ee Premier League Ee La Ciyaareen Naadiga Heerka Hoose Ka Soo Dalacday Ipswich Town Ayaa Maanta Waxee Guul Ka Gaareen Naadiga Faca Weyn Ee Everton Ayeey Maanka Ku Garaaceen Goolal Gaaraayaan 4 - 0 Waxaana Kala Dhaliyey Goolashaas Ciyaar Yahanada Kala Ah M.Rashford Oo Dhaliyey 2 Ka Mid Ah Afartii Gool Ee Dhalisay Halka Labada Gool Kale Uu Dhaliyey Ciyaar Yahanka Mudadii La Soo Dhaafay Aanan Wax Gool Ah U Dhalin Joshua Zirkzee Ayaa Maanta Inkaarta Iska Dulqaaday Ka Dib Markii Uu Dhaliyey Labo Gool Waxaana Min Labo Assist Sameeyey Maanta Amad Diallo Iyo Bruno Fernandes.

Manchester United Macalinkooda Cusub Siduu Balan Qaaday Inuu Foom Koodi Lagu Yaqaanay Inuu Ku Soo Celin Doono Miyaa Dhici Doontaa Hadalkaas Uu Yiri Inuu Run Noqdo Waxeena Ku Jiraan Kaalinta 9aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Premier League

Chelsea Fc vs Aston Villa F.C.

Chelsea Ayaa Ka Mid Ah Kooxaha Badiyey Galabta Waxeena La Ciyaareesay Aston Villa F.C Waxeena Ku Soo Idlaatay Ciyaarta 3 - 0 Waxaa Ku Adkaatay Chelsea Sanadkaan Waxa Ee Ku Jirtaa Foom Fiican Sida Uu U Yimaaday Macalinkooda Cusub Ee Enzo Maresca Waana Naadiga Kaliye Ee Leh Labo Team Oo Kala Duwan Badnaansho Ciyaartooy Darteed Waxaa U Kala Dhaliyey Goolasha Seddexda Gool Ciyaartooyda Kala Ah.


Nicolas Jackson Oo Dhaliyey Goosha Koowaad Goosha Labaad Waxaa U Dhaliyey Enzo Fernández Halka Mida Seddexaad U Dhaliyey Ciyaar Yahanooda Ahna Midka Ee Ku Tiirsan Yihiin Super Cole Palmer Hada Chelsea Waxa Ee Timid Kaalinta 3aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Premier League Ayadoo Ku Heeyso Dhibco Gaaraayo 25 Points.


Waxaana Kooxaha Kala Ah Manchester United vs Everton Iyo Chelsea vs Aston Villa F.C Iyo Liverpool vs Manchester City Ciyaarahoodii Ku Kala Guuleestay Man Of The Match-ka Ciyaartooydaan Hoos Ku Xusan Oo Kala Ah.


Real Madrid vs Getafe


Real Madrid Oo Maalmahaan Foomkeeda Aanan Fiicneen Oo Seddex Kulan UEFA Champion League Laga Badiyey Taas Oo Aanan Dhicin Waligeed In Group Stage-ka Laga Badiyo Oona Horyaalka Barcelona Ka Hogaamineeso Ayaa Caawo Ka Badisay Naadiga Getafe Kuna Garaacday Goolal Gaaraayo 2 - 0 Waxaana U Kala Dhaliyey J. Bellingham Oo Dhaliyey Goolka Koowaad Oo Ahaa Penelty Ama Darbatul Jizaa Halka Midka Kale Uu Dhaliyey Ciyaaryahanka Aan Ilaa Hada Foomkiisa Loogu Bartay Soo Bandhigin Kuna Wareersan Naadiga Weyn Real Madrid Waan K. Mbappe Oo Heer Taageerayaasha Real Madrid Ka Gaartay Inee Gubaan Maaliyada Uu U Wato Kooxda Number-ka 9aad Foom Xumada Uu Ku Jiro Darteed Iyo La Qabsi La'aanta Kooxda Darteed.


Waxeena Rabaan Inee Ku Soo Noqdaan Foomkii Lagu Yaqaanay Kooxda Real Madrid Horyaalka LaLiga Oo Ee Ugu Jiraan Kaalinta 2aad Oo Looga Heeyo Hal Dhibic Iyo Tartanka Dhega Weenaha Ee UEFA Champion LeagueUguna Jiraan Kaalinta 24aad Waxee Ku Dhow Yihiin Inee Ka Haraan Gabi Ahaan Tartanka Oo Dhan Waana Arki Doonaa Isbedelka Ee Sameeyaan Kooxda. Table LaLiga Top10.


Liverpool vs Manchester City

Waxaa Soo Idlaaday Kulankii U Dhexeeyey Labada Naadi Ee Ka La Ah Liverpool vs Manchester City Oo Lagu Ciyaaraayey Garoonka Liverpool Ee Anfield Garoonkaas Oo caawo Ka Dhacday Ciyaar Aad Loo Wada Sugaayey Taas Oo Ugu Danbeen Ku Soo Idlaatay 2 - 0 Oo Ku Adkaatay Naadiga Liverpool Oo Ah Hogaamiyaha Horyaalka Premier League Iyo Tartanka Kubada Cagta Ee UEFA Chapion League Ahna Hogaamiyaasha Ugu Awooda Badan Ee Europe Ayaa Caawo Sii Dheereestay Hogaankooda Horyaalka Premier League Waxeena Ku Heeyaan Dhibco Gaaraayo 9 Dhibcood Waxeena Ku Jiraan Foom Aad U Fiican Naadiga Liverpool Sanadkaan Waxeena Rabaan Inee Ku Guuleestaan Horyaalkoodii 20aad Waa Hadii Uu San Dhaawac Galin Ama Foomkaan Uusan Ka Qaldamin Waxaa Leenahnay Hamplayo Waad U Qalantaan Guusha Aad Gaarteen Naadiga Liverpool.

Manchester City

Sanadkaan Waxa Ee Ka Jajaban Tahay Naadiga Manchester City Oo Laga Badiyey 4 Kulan Oo Isku Xiga Horyaalka Premier League Iyo Guud Ahaan Todabadii Kulan U Danbeesay In Laga Badiyey 6 Ka Mid Ah Kulumadaas Waana Wax Aan Ku Dhicin Macalin Pep Guardiola Waa Yihiisa Macalinimo Intuu Ahaa Waana 14 Sano Ka Dib Dhaawicii Soo Gaaray Rodi Oo Ahaa Machine-ka Dhaqaajiyo Dhexda Man City Wee Awoodi La Dahay Inee Ku Madaxa U Soo Qaadaan Naadiga Ayaka Oo Dhaawacyo Kale Qabaan Mana Ceshan Karaan Shabaqooda Oo Goolasha Waaba La Iskaaga Fardhinaa Waxaana Loo Tuuray Kaalinta 5aad Ee Kala Sareenta Horyaalka Premier League Koleeye Macalin Pep Wuxuu Dhahay " Sanadkaan Inuu Sanadkeena Eheen Ayaan Dareemayaa Waayoo Wali Waxaan Oo Kale Naguma Dhicin" Waana Sax Foomkaa Ee Hada Ku Jiraan Ma Ahan Mid Lagu Qaadi Karo Horyaalka Ama Koob Kale Balse Waan Arki Doonaa Wixii Dhaco Suuqa January Ayee Rabaan Inee Isku Xoojiyaan Si Ee Ugu Dagaalamaan Afartooda Sare Pep Madax Adeegiisa Iyo Dhaawacyo Ayaa Isugu Tagay Naadiga Pep Waa Macalin Aad U Madax Adag Madax Adeegiisa Ayaana Inta Badan Loogu Badiyaa Naadiga Ayaka Oo U Joogaan Ciyaartooydiisa Kuwii Fiicnaa Ayuu Ilmo Yaryar Garoonka Soo Galinaa Waana Sababaha Loogu Badiyo Kulumadii Ugu Danbeeyey Iyo In Uu Kala Sii Dhigto Kista Uu Heestay Oo Ahaa Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ciyaartooydiisa Ayadoo Kulumo Waa Weyn Ee Ciyaaraayaan Waana Madax Adeegiisa Qeeb Ka Mid Ah Waxaan Arkeena Waxa Ee La Yimaadaan Inta Ka Harsan Horyaalka Premier League Waana Sugnaa Manchester City Iyo Sharteeda

Kala Sareenta Horyaalka Premier League Ee Sanadka 2024 - 2025 Table-ka Sida Uu Hada Yahay.




0 Comments

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post