BIL DHAN GUUL LA'AAN BARCELONA OO CAAWO BADISAY, IYO GUUSHII LEICESTER CITY.

Ka Dib Markee Bil Xun Ee Qaateen Naadiga Barcelona Oo U Dabaal Dageesay Sanad Guuradii 125aad Oo Ee Dhisan Tahay Ayaa Xalay Ku Soo Laabatay Wadadii Guusha Ee Lagu Bartay Bilaawga Horyaalka Hada Socdo Ee 2024 - 2025 Ka Dib Markii Ee Ku Badiyeen Guulal Gaaraayo Ilaa 5 - 1 Waxeena Soo Ban Dhigeen Bandhig Weeyn Oo Lagu Riyaaqay Bishii La Soo Dhaafay Ee November Barcelona Waxee U Eheed Bil Aad U Xun Seddexdii Kulan Ee Ciyaareen Midna Ma Eesan Badin Oo labo Ka Mid Ah Ayada Ayaaba Laga Badiyey Halka Kulan Soo Haray Ee Bareejo Gashay Waxeena Ku Sigatay In Horyaalka Ee Ganacteeda Uu Ka Baxo Oo Real Madrid Ee La Wareegto Balse Hada Horyaalka Ayada Ayaa Heyso Waxeena Ka Sareesaa Dhibco Gaaraayo 4 Dhibcood.

Barcelona Sanadkaan Waxee Rabtaa Inee Horyaalkaan Ee Qaadaan Iyo UEFA Champion League Oo Hada Ee Ka Joogaan Table-ka Shanta Ugu Sareeso Horyaalkana Ee Hada Sii Dheereesato Dhibcaha Ee Ku Heeyso Waana Wada Sugeenaa Sanadkaan Waxee La Soo Shar Tagaan Barcelon Fc.

Table LaLiga


Kulumada Ku Soo Socdo Bishaan Ee December Naadiga Barcelona Oo Ah Naadiga Hogaamineeso Horyaalka LaLiga Rabtana Inee Qaado Sanadkaan Oo Ee Ka Gu'an Tahay Ayaa Ah Kuwaan Hoos yaalo

December Matches For Barcelona

Ciyaar Yahankii Hore Ee Naadiga Manchester United Iyo Kooxda Real Madrid  Ee  Ruud Van Nistelrooy Ahaana Macalinkii Ku Meel Gaarka Ee Naadiga Manchester United Oo Soo Bandhigay Foom Fiican Ayaa Hada Loo Doortay Inuu Macalin U Noqdo Naadiga Shooga Horyaalka Hada Ka Hor Ku Qaaday Leicester City Ayaa Xalay Uu Ciyaaray Kulan Kiisii Koowaad Waxuuna Ka Hor Yimaaday Naadiga West Ham Oo Ugu Timaaday Away Ayaa Ku Garaacay Guulal Gaaraayo 3 - 1 Gool Waxuuna U Saxiixay Heshiis Gaaraayo Ilaa 2027 Uu Sii Joogaa Naadigaan Ee Leicester City Ah.

Ruud Van Nistelrooy


Ugu Danbeen AC Milan Oo Xalay Fardhisay Goolal Badan Oo Gaaraayo 6 - 1 Waxeena La Ciyaareesay Naadiga Ee Isku Horyaalka Yihiin Ee Ka Wada Ciyaaraan Serie A Ee Sassuolo Weena Ku Nafiseen Waloo Eesan Ciyaareen Horyaalka Oo Horyaalka Ee Ka Joogto Kaalinta 7aad Sanadkaan Ma Ahan Sanad U Fiican Naadiga AC Milan Waxeena Ciyaaraayeen Cup-ka Coppa Italia Wareegiisa Last 16 Waxeena Hada U Soo Baxeen Wareega Xiga Ee 8 Dhamaadka Cup-ka Coppa Italia.

Coppa Italia


Ugu Danbeen Bayern München Oo Xalay Gabi Ahaan Laga Reebay Koobkii Ugu Horeeyey Ee Seesion-kaan Hada Bilaawday Ee 2024 - 2025 Ma Sidii Sanadkii Hore Ayee Koob La'aan Noqon Doonaan Mise Kuwa Ee Hada Ku Tartameeso Ayeey Qaadi Doontaa Waloo Ee Sahlaneen Inee Qaadaan UEFA Champions League Sanadkaan Balse Wax Walbo Waa Suurta Gal Oo Waxaan Waa Ku Bad Waana Cag Iyo Madoow.
Bayern München Waxaa Xalay Dabi Ahaan Cup-ka DFB Pokal-ka Wa Reebtay Naadiga Naadiga Ka Yaabsatay Sanadkii La Soo Dhaafay Europe Kuna Qaaday Ambiitin Horyaalka Bundesliga Ee Dalka Germany Ee Uu Wato Macalin Xavi Alonso Waana B. Leverkusen Oo Ku Garaacday 1 - 0 Waliba Home-ka Bayern München Waana Naadiga Ilaa Hada Aanan Laga Badin Horyaalka Bundesliga.

DFB Pokal



1 Comments

Post a Comment

Post a Comment

Previous Post Next Post