LIVERPOOL OO XALAY KA BADISAY XOOG WEYNT LALIGA EE REAL MADRID

Ugu Danbeen Liverpool Oo Ka Baxday Gumeesigii Ee Ku Heeysay Kooxda Heeysato 15-ka UEFA Champions League Ee Real Madrid Ciyaartaas Oo Ku Soo Idlaatay 2 | 0 Waxaan Ku Adkaatay Liverpool Ka Dib Markii Ee Ka Badbaadeen Goalkii Seddexaad Oo Uu Qasaariyey Penelty Loo Dhigay Ciyaar Yahanka Ee Ku Tiirsan Tahay Liverpool Mo Salah.

Sidoo Kalane Waxaa Iyakane Laga Qabtay Penelty Real Madrid Ciyaar Yahankooda K.Mbappe

Qaabkaan Cusub Ee Loo Sameeyey Champions League Wee Ku Dhiban Tahay Kooxda Real Madrid 5ta Kulan Ee Ciyaartay Waxaa Laga Badiyey Seddex Ka Mid Ah Kulumadaas Halka Ee Badiyeen Labo Kulan Waxeena Ku Jiraan Kaalinta 24aad Waxee Hal Kulan U Jiraan Inee Gabi Ahaan Ee Ka Haraan Tartarnka Champions League-ga Ee KU Haraan Group Stageska Waxeena Wataan 6 Dhibcood Oo Kaliya,

Liverpool Waa Kooxda Kaliya Ee Dhamaan 5-ta Kulan Ee Ciyaartay Waxada Badisay Waana Kooxda Hogaamineeso Tartankaan Cusub Waxeena Ku Hogaamineesaa 15 Dhibcood Mana Jirto Koox La Mid Ah Oo Intaas Dhibcood Wadato Sanadkaan Liverpool Waxa Ee Ku Jirtaa Foom Fiican Ayaka Iyo Maclinkooda Cusub ARNE SLOT.

Horyaalka Premier League-ga Waxaa Asigane Hogaamiyaano Waa Isala Liverpool Waxeena Ku Hogaaminaayaan Dhibco Gaaraayaan 8 Dhibcood Kaliya Waxaa Laga Badiyey Session-kaan Hal Kulan Iyo Hal Kulan Ee Bareejo Galeen Waxa Eena Badiyeen 15 Kulan Oo Ka Mid Ah 17 Kulan Ee Ciyaareen Xagaagaan Kulanka Soo Socda Waxee Ku Aadan Yihiin Naadiga Ee Sanadkaan Ka Jajaban Tahay Manchister City Oo Ah Naadiga Labaad Ee Hogaamineeso Horyaalka Premier League.

0 Comments

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post