Waxaan Halkaan Hamplayo Ugu Diyaaraayaa Saaxiibada Taageero Naadiga Faca Weyn Ee FC BARCELONA Oo Sanad Jirsatay 125 Sanad Guuro Hadii Aan Xoogaa Dib Ugu Laabano Waa Yihii Ama Taariiqdii Naadiga Faca Weyn Ee Barcelon.
Barcelona Waa Koox Taariiqi Ah Oo Soo Mareen Kuwo Ka Mid Ah Ciyaartooydii Ugu Fiicnaay Kubadda Cagta Waxaaana La Aas Aasay Sanadkii 1899 Tan Iyo Waqtigii La Aas Aasay Barcelona Waxa Ee Ku Guuleesatay Koobab Gaaraayo 128 Oo Ka Mid Yihiin 27 La Liga, 31 Copa Del Rey, 14 Supercopa De España, 1 Copa Eva Duarte and Two Copa De La Liga, 5 UEFA Champions League, 3 Club World Cup, 5 UEFA Super Cup, 2 SuperCopa De Catalunya, 1 Copa De Catalunya Iyo Kuwa Kale Oo Fara Badan Oo Halkaan Lagu Soo Koobi Karin.
Markaan Waxaan Isala Eegeenaa Kuwa Ka Mid Ah Ciyaartooydii Ugu Fiicaanaa Ee Soo Mara Naadiga Faca Weyn Ee Barcelona Aan Ku Horeeno Magic-ga Kubada Cagta Ahna Mid Ka Mid Mucjisadii Soo Martay Kubada Cagta LIONAL ANDRES MESSI CUCCITTINI
Messi Wuxuu Ahaa Ciyaaryahankii Ugu Goolasha Badnaa Naadiga Barcelona Iyo Ciyaar Yahanka Kaliye Hal Naadi U Dhaliyo Goolashii Ugu Badnaa Kubadda Cagta Oo Dhan Waana Ciyaar Yahanka Ugu Goolasha Badan Horyaalka La Liga Ilaa Iyo Waqti Xaadirkaan Waana Ciyaar Yahanka Ugu Caawinta Badan Guud Ahaan Koox Iyo Xul Waana Ciyaar Yahanka Labaad Ee Ugu Goolasha Badan Tan Iyo Waqtigii La Bilaaway Kubada Cagta Sidoo Kale Wuxuu Ahaa Ciyaar Yahanka Ugu Koobabka Badan Naadiga Barcelona Taariiqdeeda Oo Dhan Oo Qof Ka Koob Badan Ma Soo Marin Barcelona, Waana Xiddiga Ugu Goolasha Badan Kulumada El Classico Messi Wuxuu Ahaa Mid Aan La Heli Karin Badalkiisa Mana Loo Maleenaayo Ciyaar Yahan Sidiisa Oo Kale Inuu Dib U Soo Mari Doono Kubada Cagta.
Johan Cruyff Waa Aabihii Soo Saaray Qaab Ciyaareedka la Magac Baxay Tiki-Taka Waxaanu Ka Hadleenaa Ciyaar Yahanka Ku Guuleestay Seddexda Jeer Ee Ballon d'Or Inta U Dhaxeesay 1971, 1973, 1974. Waana Mid Ka Mid Kuwii Soo Maray Barcelona Ciyaar Yahan Ahaan Iyo Maclin Ahaan Intaba Waana Macalinka Ku Taqa Susay Tactical Formation-ka 3-4-3.
- Lionel Messi
- Andres Iniesta
- Gerard Pique
- Sergio Busquets
Post a Comment